Wiil Soomaali ah & askar Boolis ah oo siyaabo kala duwan loogu dilay Canada (Sawirro)

Wiil Soomaali ah ayaa lagu dilay dalka Canada kaasoo magaciisa lagu sheegay Usama Ibrahim Aadan. Rag hubeysan oo aan la aqoonsan ayaa saaka ku hor dilay wiilkan hoygiisa xilli uu usii socday goobta shaqada sida uu sheegay Ibraahim Aadan Sagaar oo ah aabaha dhalay Usama. Waxa uu sheegay Ibraahim in uu maqlay illaa toddobo xabbo … Continue reading Wiil Soomaali ah & askar Boolis ah oo siyaabo kala duwan loogu dilay Canada (Sawirro)